Britain oo calanka hoos u dhigtay & baroordiiq 10 cisho ah oo lagu dhawaaqay (Sawirro)

Dowlada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday 10 maalin oo baroor diiq ah waxaana la hakiyay dhamaan kulamada Siyaasada Ciyaaraha & Madadaalada ka dib geeridii ku timid Boqoradii dalkaas Queen Elizabeth II oo ahayd boqoradii ugu taariikhda dheereyd taariikhda Boqortooyada Ingiriiska taasoo ku dhimatey Qasriga Balmoral oo ku yaala Scotland. Waxa hoos loo dhigay dhamaan calamada Boqortooyada … Continue reading Britain oo calanka hoos u dhigtay & baroordiiq 10 cisho ah oo lagu dhawaaqay (Sawirro)